Tuugo u dhalatay dadka brazil ayaa lagu tilmaamay in ay yihiin tuugadii ugu xumaa uguna qaab darada badnaa aduunka tuugadaan ayaa magacaas helay kadib markii ay dhaceen alaabo 400 oo dumar oo isbitaal ku jira loo waday
Maxay yihiin alaabtaas Sii Aqri sheekada
Tuugadan ayaa waxa ay damceen in ay sameeyaan sheeko aanan waligeed aduunka lagu maqal maysan dhicin dahab , lacag , luul balse waxa ay dhaceen 400 oo ah alaabaha silikonka ay naagaha xabadka ku weyneestaan ( Qalab naasha lagu weyneeyo )
Qalabkaas ayaa waxa loo waday isbitaal kuyaala magaalada rio de’janeiro ee dalkaasi brazil
isbitaalkaasi aya waxaa ku jiray 400 oo haween ah oo sugaayay in lagu sameeyo opration ( camaliyaad ) balse nasiib xumo ay sheekadaani ku dhacday ayna ku qaadaneeso in ay waqti badan sugaan sidii ay u weyneen lahaayeen xabadkooda (Naasahooda )
tuugadaan ayaa waxa ay ka qabsadeen Gaarigii waday alaabtaas magalada rio de’janeiro ee isla dalkaasi ah
waxa ayna markii ugu dambeesay qalabkii keeneen suuqa ayagoo bilaabay Howlo suuq madow ah ( Black Market )
ayadoo taasina ay suuro gal dhigeeso in lasameeyo howlo gabdho naasaha loogu weyneenaayo oo sharci daro ah wa sida uu madaxa isbitaalka dhahee
waxaana Brazil ay macruuf ku tahay operationada noocaas oo kala ah
0 Comments